Shaqaalaha komishanka maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa ayaa waxaa u soo xidhmay tababar ay qaadanayeen mudo 15 cisho ah .

Tababarkaasi oo uu bixinaayay lataliyaha gudoomiya komishanka  maamulawanaaga pro, siciid.  tababar kaasi oo kusaabsana kuna tacaluqaayay  human resource managemen , iyo goodgovernance , iyada uu halkaasi gudoomiyaha komishanku uu   qaar kamida shaqalaaha  gudoonsiiyay shahaadooyin abaalmarina .

sikastoy ahaataba Tababarkan oo kamid ahaa tababarda ay had iyo jeer madadaxda  komishanku uqabtaan shaqaalaha komishanka  ayaa ujeedka  tababarkan looga  dan lahaa ayaa ah  sidii shaqaalaha komishan aqoontooda kor loogu qaadilahaa ,uugana faa idaysan lahaayeen dhica maamulwanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa iyo waliba habka maamul e dawliga ah .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *