Komishanka maamulwanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa isagoo tixraacaya xeerka komishanka ee XEER NO:58/2012 qodobkiisa 6aad farqadiisa 2aad, 4aad, 5aad , ayaa waxaa uu wasaaradaha dalka oo dhan kabilaabay barmaamijka habraaca maamulwanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa iyadoo Komishanku ugu horayn  wasiir kasta uu kula kulmayo xafiiskiisa iyo wakhtigii loo asteyey komishanku wuxuu diiwaan galin doonaa qorsho hawleedka sanadlaha ah ee wasaaradaha iyo mashaariicda wasaarad wali gacanta ku hayso iyo heshiisyada aylagasho haayadaha caalamiga si loo helo isla xisaabtan dhaba

Sidaa daraadeed waxuu komishan ku si habsami socod ah hawshiisa qaran uu hadada kabilaabmay wasaarada dalka qaar dhamaan wasaaradaha inta u hadhayna uu u dhamytiridoono wakhtigi loogu talo galy

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *