Komishan maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa KMW&LM” iyo haayda mott oo kashaqaysa maamulwanaaga iyo isla xisaabtan ka daw ladnimo  ayaa kulan shaqo oo is xogwaraysiya ku yeeshay  holka komishanka kulankaasi oo ay qayb ka ahaa NGO  wadaniya oo fadhigiisu yahay GABILEY   waxaanay komishan ka iyo haaydu kawada hadleen habka maamul wanaag iyo isla xisaabtan e dawladnimo iyo sidii loogaadhsiin lahaa wadan ka hab maamul oo suuban.

wax yaabahay ka dooden waxna iska waydiiyeen waxa kamid ahaa,

1: maamul wanaaga

2: isla xisaabtanka daw ladnimo iyo

3: ladagaalanka musuq maasuqa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *