Kulankan oo ay soo wada qaban qaabiyeen dalada Sonsaf iyo Komishanka Maamulwanaaga iyo Ladagaalanka msuqmaasuqa ayaa  hotel maansoor kaqabsoomay, kulan kaasi oo ay kasoo qaysb galeen dhamaan ururuda bulashada rayidka.

u jeedada kulaankaasi waxaa uu daarnaa sidii looga gaashaaman laha meelna looga soowada jeedi lahaa ladagaalanka musuqmaasuqa loona abuurilahaa hab maaul wanaag oo lagu naaloonkaro sidaa daraadeed komishanka maamul wanaaga oo ay ka go antay sidii looga cidhib tirilahaa hayadaha dawliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahayba ayaa waxa kulankaasi uugu horayn ka hadlay si qotodheerna uuga waramay kana wacyi galiyay aafada uu musuqu leeyay   dhamaan ururadii kasoo qaybgalay kulankaasi gudoomiyaha  Kml iyo lm , mudane : Ahmed jamac .

waxaa iyaguna gudoomiyha kulankaa ku wahelinayay agaasimaha guud iyo  dhamaan commissionera da, oo iyagu ka jawaabayay su aalaha ay ururada  bulshadu way diinayeen baahidana uuga qabeen dhinaca maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *