Komishanka Maamul Wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa waxaa loo unkay inay sibuuxda uga masuul ahaato abuurida iyo dhawrida dhaqan  maamulkiisu wanaagsanyahay iyo nidaam xukuumadeed oo ka xor ah dhamaan noocyada musuqa .

Sidaa daraadeed ayaa  Wafti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Komishanka Maamul Wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa Axmed Jaamac ay safar shaqo ka bilaabeen qaar kamida  Gobolada bariga jamhuriyada somaliland taas oo la xidhiidha u kuurgelida hab maamul dhismeedka goboladaas iyo degmooyinkaas iyo sidoo kale eegista hab maamulka kastamada.

si aad uga bogato warkaas oo dhamaystiran fadlan daawo videowgan hoose.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *