Maatna oo ay  Taariikh: /15/07/2017:  anagoo  Gudanayna Waajibaadka shaqo ee aanu Qaranka u hayno, wuxuun komiishanka maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaasuqu, ka bilaabay hawlo dardargelin ah oo ku saabsan toosinta maamulka , ilaalinta hantida qaranka iyo ku dhaqanka shuruucda dalka. Hawlahaas oo uu ka bilaabay wasaaradahan hoose ku xusan.

  1. Wasaarada Dhaqanka iyo Dalxiiska
  2. Wasaarada Deegaanka iyo horumarinta Reer miyaga
  3. Wasaarada Cadaalada
  4. Wasaarada Ganacsiga

Hawshan oo ah mid hore u  bilaabantay laguna wadamari doono  dhamaan xayn daabka dawladnimo ee qarankani leeyahay, sida wasaaradaha, Hayada dawlada,iyo dawladaha hoose.

wada shaqayn fiican.

Allah mahad  badani u sugan tahay

Gudoomiyaha KMWL

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *