Komishinka Maamul Wanaaga Iyo Ladagaalanka Musuq Maasuqa ayaa socdaal ku kala bixiyay gobolada Togdheer . Gabilay. Boorama iyo  saylac  iyado gobolada inta hadhayna dhawaan lawadamaridoono.

hadaba   socdaalkaani oo u jeedkiisu ahaa. habraaca cusub ee maamulka suubantanka  iyo is la xisaabtanka haayadaha dawlada ee heer gobol.

Hadaba habraacan cusubi wuxuu dhabada u xaadhaiyaa si loo gaadho loogana dhabeeyo himilada fog ee kumishinku leeyahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *