Gudoomiyaha maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa mudane, Axmed Jaamac  ayaa mar uu kahadlay maalinta musuqmaasuqa aduun waxaa uusheegay inay dhamaan hayaadaha dawliga ay baadhitaano ku sameeyeen ayna hayaan hantida guurtada ah iyo ta maguurtada gudoomiyuhu waxa uu sheegay inaanay maalinka ladagaalan musuqmaasuqa aduunka ee loo yaqaan 9 december oo kaliya aanay ladagaalamin musuqmaasuqa balse ay ladagaalamaan maalin kasta  ,

Gudoomiyuu isago hadalkiisa siiwata waxu sheegay in ka komishan ahaan ay  qaranka xil u hayaan xilkaas aanu u haynana waxa weeye toosinta maamul xumada  iyo kawac yigalinta aafada musuqa uu ku reebi karo qaranka Somaliland

Gudoomiyuu waxaa kaloo uu sheegay inaanu musuqu kaliya ahayn lacag ama aduun meelyaala ama hanti u madeed oo ladhaco ama la lunsado lakiin ay kamid tahay saacadaha shaqada oo aan sidii loogu tagalay aan loo shaqayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *