Gudoomiye ku xigeenka Komishinka maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa Mudane Mukhtaar yaasiin Cali ayaa dhowaan  bixiyey waraysi dhinacyo badan taabanaya  isagoo ka hadlay waxyaalaha ay qabteen mudadii yarayd ee ay hayeen hogaanka komishinka iyo sidoo kale waxa u qorshaysan wakhtiga dhow iyo ka fogba.

si aad uga bogato ka dheeho videowgan hoose.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *