Habraaca Cusub Ee Maamulka Suuban Iyo Isla Xisaabtanka Hayadaha Dawlada Ee Heer Gobol

Komishinka Maamul Wanaaga Iyo Ladagaalanka Musuq Maasuqa ayaa socdaal ku kala bixiyay gobolada Togdheer . Gabilay. Boorama iyo  saylac  iyado gobolada inta hadhayna dhawaan lawadamaridoono. hadaba   socdaalkaani oo u jeedkiisu ahaa. habraaca cusub ee maamulka suubantanka  iyo is la xisaabtanka haayadaha dawlada ee heer gobol. Hadaba habraacan cusubi wuxuu dhabada u xaadhaiyaa si loo gaadho loogana […]

Kulanka komishanka maamulwanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa iyo wasiirada wasaardaha dalka ee habraaca maamul wanaaga

Komishanka maamulwanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa isagoo tixraacaya xeerka komishanka ee XEER NO:58/2012 qodobkiisa 6aad farqadiisa 2aad, 4aad, 5aad , ayaa waxaa uu wasaaradaha dalka oo dhan kabilaabay barmaamijka habraaca maamulwanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa iyadoo Komishanku ugu horayn  wasiir kasta uu kula kulmayo xafiiskiisa iyo wakhtigii loo asteyey komishanku wuxuu diiwaan galin doonaa qorsho hawleedka sanadlaha […]

Somaliland: Anti-Corruption Commission Promises Incoming Administration Apt Public Assets Data

Somalilandsun- Contrary to past norms the incoming Somaliland administration post November presidential elections shall be availed a complete and factual data as pertains public property nationwide. This was informed by the Somaliland Anti-Corruption and Good Governance Commission-_AGC & GGC deputy chairman Mukhtar Yasin Haji Ali Shire during a joint interview with somalilandsun and journalist Ahmed […]

Komishanka Maamul Wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa oo Baadhitaano iyo Dabagal qiimayna Bilaabay Gobolada Bariga

Komishanka Maamul Wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa waxaa loo unkay inay sibuuxda uga masuul ahaato abuurida iyo dhawrida dhaqan  maamulkiisu wanaagsanyahay iyo nidaam xukuumadeed oo ka xor ah dhamaan noocyada musuqa . Sidaa daraadeed ayaa  Wafti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Komishanka Maamul Wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa Axmed Jaamac ay safar shaqo ka bilaabeen qaar kamida  Gobolada bariga […]

komishanka maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa oo baadhitaanku sameeyay afar wasaaradood

Maatna oo ay  Taariikh: /15/07/2017:  anagoo  Gudanayna Waajibaadka shaqo ee aanu Qaranka u hayno, wuxuun komiishanka maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaasuqu, ka bilaabay hawlo dardargelin ah oo ku saabsan toosinta maamulka , ilaalinta hantida qaranka iyo ku dhaqanka shuruucda dalka. Hawlahaas oo uu ka bilaabay wasaaradahan hoose ku xusan. Wasaarada Dhaqanka iyo Dalxiiska Wasaarada […]