Musuqa iyo Noocyadiisa

  Gudoomiyaha Komishinka Maamul Wanaaga & La dagaalanka Musuqmaasuqa Axmed Jaamac Maxamuud iyo Gudoomiye ku xigeenka Mukhtaar Yaasiin cali oo ka waramay Noocyada musuqa iyo sida wax looga qaban karo war bixintaas oo hor dhac u ah barnaamij loogu magac daray Somaliland iyo musuqmaasuqa  ka daawo hoos.

Gudoomiyha Komishansha Maamulwanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa oo Sheegay inaanay musuqa ladagaalamin maalinta caalamiga ee qaramamada midoobay ay u astaysay ee ay ladagaalamaan maalinkasta

  Gudoomiyaha maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa mudane, Axmed Jaamac  ayaa mar uu kahadlay maalinta musuqmaasuqa aduun waxaa uusheegay inay dhamaan hayaadaha dawliga ay baadhitaano ku sameeyeen ayna hayaan hantida guurtada ah iyo ta maguurtada gudoomiyuhu waxa uu sheegay inaanay maalinka ladagaalan musuqmaasuqa aduunka ee loo yaqaan 9 december oo kaliya aanay ladagaalamin musuqmaasuqa balse […]

Komishanka Maamul Wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa oo Baadhitaano iyo Dabagal qiimayna Bilaabay Gobolada Bariga

Komishanka Maamul Wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa waxaa loo unkay inay sibuuxda uga masuul ahaato abuurida iyo dhawrida dhaqan  maamulkiisu wanaagsanyahay iyo nidaam xukuumadeed oo ka xor ah dhamaan noocyada musuqa . Sidaa daraadeed ayaa  Wafti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Komishanka Maamul Wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa Axmed Jaamac ay safar shaqo ka bilaabeen qaar kamida  Gobolada bariga […]

Macluumaad baadhitaano komishanka maamul wanaagu fuliyay iyo gudoomiyaha komishanka mwn&lm oo farta ku fiqay musuqa uugu xun ee qaran ka cur yaamiyay

Gudoomiyaha komishanka maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa jamhuriyada Somaliland Axmed jamac maxamuud  ayaa ka war bixiyay  hawl galo ay dalka ka bilaabeen oo lagu ilaalinayo hantida qaranka xiliga lagu gudo jiro kala guurka , waxaa kaloo uu kawar bixiyay baadhitaano ay ku sameeyeen 10 kamida  wasaaradaha dalka isla markaana ay wadaaan inta u hadhay dhamaan […]

Kulan ay wada yeeshen KMW&LM iyo haayda MOTT

Komishan maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa “ KMW&LM” iyo haayda mott oo kashaqaysa maamulwanaaga iyo isla xisaabtan ka daw ladnimo  ayaa kulan shaqo oo is xogwaraysiya ku yeeshay  holka komishanka kulankaasi oo ay qayb ka ahaa NGO  wadaniya oo fadhigiisu yahay GABILEY   waxaanay komishan ka iyo haaydu kawada hadleen habka maamul wanaag iyo isla xisaabtan e dawladnimo […]

Somaliland: Government Intent on Eliminating Corruption

HARGEISA (Somalilandsun) – The national Good Governance and Anti Corruption Commission-GGACC has released findings of citizen’s perception on diverse governance issues and more specifically as pertains to corruption by state servants. According to a press statement by the GGACC Director General the survey conducted by a qualified research consultant and with funding from the UNDP […]

What Is Corruption?

What Is Corruption? Almost everyone who studies it would agree that corruption is difficult to define and nearly impossible to measure. When a high-level government official steals millions of dollars for his/her own personal gain, it’s relatively easy to identify that as corruption. But, what if your neighbor gave preferential treatment to a friend or […]