Habraaca Cusub Ee Maamulka Suuban Iyo Isla Xisaabtanka Hayadaha Dawlada Ee Heer Gobol

Komishinka Maamul Wanaaga Iyo Ladagaalanka Musuq Maasuqa ayaa socdaal ku kala bixiyay gobolada Togdheer . Gabilay. Boorama iyo  saylac  iyado gobolada inta hadhayna dhawaan lawadamaridoono. hadaba   socdaalkaani oo u jeedkiisu ahaa. habraaca cusub ee maamulka suubantanka  iyo is la xisaabtanka haayadaha dawlada ee heer gobol. Hadaba habraacan cusubi wuxuu dhabada u xaadhaiyaa si loo gaadho loogana […]

Governance Coordination Sector Forum Preparatory Meeting

In collaboration with Ministry of Interior, Ministry of National Planning and DANIDA, the Good Governance and Anti-Corruption Commission (GGACC) organized the governance Coordination Sector Forum preparatory Meetings on June 10th –11th for the two Subsectors, Rule of Law (Justice, Human rights) and Security.  The governance sector is the largest sector of the NDP2 that coordinates […]

Shaqaalaha komishanka maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa oo mudo 15 cisho ah tababar u soo dhamaaday ,

Shaqaalaha komishanka maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa ayaa waxaa u soo xidhmay tababar ay qaadanayeen mudo 15 cisho ah . Tababarkaasi oo uu bixinaayay lataliyaha gudoomiya komishanka  maamulawanaaga pro, siciid.  tababar kaasi oo kusaabsana kuna tacaluqaayay  human resource managemen , iyo goodgovernance , iyada uu halkaasi gudoomiyaha komishanku uu   qaar kamida shaqalaaha  gudoonsiiyay shahaadooyin […]

Kulanka komishanka maamulwanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa iyo wasiirada wasaardaha dalka ee habraaca maamul wanaaga

Komishanka maamulwanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa isagoo tixraacaya xeerka komishanka ee XEER NO:58/2012 qodobkiisa 6aad farqadiisa 2aad, 4aad, 5aad , ayaa waxaa uu wasaaradaha dalka oo dhan kabilaabay barmaamijka habraaca maamulwanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa iyadoo Komishanku ugu horayn  wasiir kasta uu kula kulmayo xafiiskiisa iyo wakhtigii loo asteyey komishanku wuxuu diiwaan galin doonaa qorsho hawleedka sanadlaha […]

Kulan ay wada yeesheen Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Komishanka Maamulwanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa

Kulankan oo ay soo wada qaban qaabiyeen dalada Sonsaf iyo Komishanka Maamulwanaaga iyo Ladagaalanka msuqmaasuqa ayaa  hotel maansoor kaqabsoomay, kulan kaasi oo ay kasoo qaysb galeen dhamaan ururuda bulashada rayidka. u jeedada kulaankaasi waxaa uu daarnaa sidii looga gaashaaman laha meelna looga soowada jeedi lahaa ladagaalanka musuqmaasuqa loona abuurilahaa hab maaul wanaag oo lagu naaloonkaro […]

Gudoomiyha Komishansha Maamulwanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa oo Sheegay inaanay musuqa ladagaalamin maalinta caalamiga ee qaramamada midoobay ay u astaysay ee ay ladagaalamaan maalinkasta

  Gudoomiyaha maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa mudane, Axmed Jaamac  ayaa mar uu kahadlay maalinta musuqmaasuqa aduun waxaa uusheegay inay dhamaan hayaadaha dawliga ay baadhitaano ku sameeyeen ayna hayaan hantida guurtada ah iyo ta maguurtada gudoomiyuhu waxa uu sheegay inaanay maalinka ladagaalan musuqmaasuqa aduunka ee loo yaqaan 9 december oo kaliya aanay ladagaalamin musuqmaasuqa balse […]

Komishanka Maamul Wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa oo Baadhitaano iyo Dabagal qiimayna Bilaabay Gobolada Bariga

Komishanka Maamul Wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa waxaa loo unkay inay sibuuxda uga masuul ahaato abuurida iyo dhawrida dhaqan  maamulkiisu wanaagsanyahay iyo nidaam xukuumadeed oo ka xor ah dhamaan noocyada musuqa . Sidaa daraadeed ayaa  Wafti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Komishanka Maamul Wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa Axmed Jaamac ay safar shaqo ka bilaabeen qaar kamida  Gobolada bariga […]