Musuqa iyo Noocyadiisa

  Gudoomiyaha Komishinka Maamul Wanaaga & La dagaalanka Musuqmaasuqa Axmed Jaamac Maxamuud iyo Gudoomiye ku xigeenka Mukhtaar Yaasiin cali oo ka waramay Noocyada musuqa iyo sida wax looga qaban karo war bixintaas oo hor dhac u ah barnaamij loogu magac daray Somaliland iyo musuqmaasuqa  ka daawo hoos.

Somaliland: Anti-Corruption Commission Promises Incoming Administration Apt Public Assets Data

Somalilandsun- Contrary to past norms the incoming Somaliland administration post November presidential elections shall be availed a complete and factual data as pertains public property nationwide. This was informed by the Somaliland Anti-Corruption and Good Governance Commission-_AGC & GGC deputy chairman Mukhtar Yasin Haji Ali Shire during a joint interview with somalilandsun and journalist Ahmed […]

Gudoomiye ku xigeenka Komishinka maamul wanaaga & La dagaalanka Musuq maasuqa oo waraysi bixiyey

Gudoomiye ku xigeenka Komishinka maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa Mudane Mukhtaar yaasiin Cali ayaa dhowaan  bixiyey waraysi dhinacyo badan taabanaya  isagoo ka hadlay waxyaalaha ay qabteen mudadii yarayd ee ay hayeen hogaanka komishinka iyo sidoo kale waxa u qorshaysan wakhtiga dhow iyo ka fogba. si aad uga bogato ka dheeho videowgan hoose.

Komishinka maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa oo soo saaray war saxaafadeed

Maanta oo ay taariikhdu tahay 06/07/2017  waxaa war saxaafadeed ku qabtay Xafiiska ay ku leeyihiin magaalada hargeysa  Komishinka Maamul wanaaga iyo la dagaalanka Musuq maasuqa, Waxaa Goobta ka hadlay Gudoomiyaha Komishinka maamul wanaaga iyo laa dagaalanka musuq maasuqa Eng Axmed Jaamac maxamuud isagoo ka war bixiyey ujeedada ay isugu yeedheen safaaxada ay ahayd inay dar […]

Somaliland: Government Intent on Eliminating Corruption

HARGEISA (Somalilandsun) – The national Good Governance and Anti Corruption Commission-GGACC has released findings of citizen’s perception on diverse governance issues and more specifically as pertains to corruption by state servants. According to a press statement by the GGACC Director General the survey conducted by a qualified research consultant and with funding from the UNDP […]

What Is Corruption?

What Is Corruption? Almost everyone who studies it would agree that corruption is difficult to define and nearly impossible to measure. When a high-level government official steals millions of dollars for his/her own personal gain, it’s relatively easy to identify that as corruption. But, what if your neighbor gave preferential treatment to a friend or […]